ππππ¦ππππππ ππ₯π’π¦π«ππ§ ππ§πππ«π§πππ’π¨π§ππ₯ ππ§π’π―ππ«π¬π’ππ² (πππ) waxay ku faraxsan tahay in ay bixiso deeqo waxbarasho loogu talagalay ardayda doonaysa in ay bartaan Bachelor of Computer Science.
Waxaad ka baran doontaa:
Software Engineering
Information Technology
Artificial Intelligence (AI)
Cybersecurity
Fursaddan qiimaha badan waxay ku siinaysaa aqoon iyo xirfado casri ah oo suuqa shaqada looga baahan yahay.
Isdiiwaangeli maanta oo ka faaβiidayso deeqda waxbarasho!
