Fasalo Cusub oo ku Saabsan barashada Kalkaalinta Caafimaadka iyo Umulisooyinka Jaamacadda Caalamiga ah ee Al-Imra ayaa si rasmi ah u daahfurtay fasalo cusub oo lagu baranayo ๐๐ฎ๐ซ๐ฌ๐ข๐ง๐ & ๐๐ข๐๐ฐ๐ข๐๐๐ซ๐ฒ, kuwaas oo qayb ka ah dadaalka jaamacaddu ugu jirto horumarinta adeegyada caafimaadka iyo tayeynta xirfadlayaasha bulshada.
Tani waxay ka tarjumaysaa goโaanka jaamacadda ee ah in ay door muuqda ka qaadato soo saarista xirfadlayaal caafimaad oo tayo sare leh oo wax ka tari kara baahiyaha dalka iyo gobolka.




