DEEQ WAXBARASHO – BACHELOR OF COMPUTER SCIENCE

π‰πšπšπ¦πšπœπšπππš 𝐀π₯𝐒𝐦𝐫𝐚𝐧 𝐈𝐧𝐭𝐞𝐫𝐧𝐚𝐭𝐒𝐨𝐧𝐚π₯ π”π§π’π―πžπ«π¬π’π­π² (π€πˆπ”) waxay ku faraxsan tahay in ay bixiso deeqo waxbarasho loogu talagalay ardayda doonaysa in ay bartaan Bachelor of Computer Science.

πŸ“˜ Waxaad ka baran doontaa:

1️⃣ Software Engineering

2️⃣ Information Technology

3️⃣ Artificial Intelligence (AI)

4️⃣ Cybersecurity

πŸ’‘ Fursaddan qiimaha badan waxay ku siinaysaa aqoon iyo xirfado casri ah oo suuqa shaqada looga baahan yahay.

βœ… Isdiiwaangeli maanta oo ka faa’iidayso deeqda waxbarasho!

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may also like these