Imtixaanadii Dowladda 2021 β€” Al-Imra International University (AIU)

Ardayda qiimaha badanow, waxaan idiin soo gudbinaynaa imtixaanadii Dowladda ee sanadkii 2021.
Waxaad ka faa’iideysan doontaan inaad si fiican u barato qaabka su’aalaha iyo diyaarinta imtixaanka.
Guushaada maanta waxay dhisaysaa mustaqbalkaaga berri! πŸš€

βœ… Imtixaanadii rasmiga ahaa 2021
βœ… Fursad qiimo leh oo aad ku kobcin karto fahamkaaga
βœ… La jaanqaad habka imtixaanada dowladda

Waxaa kuu soo diyaarisay: Al-Imra International University (AIU)
Hadafkeenu waa in aad guuleysato! πŸŽ“

πŸ‘‰ Ha ilaawin inaad asxaabtaada la wadaagto si ay iyaguna uga faa’iideystaan!

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may also like these

No Related Post