Jaamacadda Caalamiga ah ee Al-Imra International University – AIU oo Bilowday

Fasalo Cusub oo ku Saabsan barashada Kalkaalinta Caafimaadka iyo Umulisooyinka Jaamacadda Caalamiga ah ee Al-Imra ayaa si rasmi ah u daahfurtay fasalo cusub oo lagu baranayo ๐๐ฎ๐ซ๐ฌ๐ข๐ง๐  & ๐Œ๐ข๐๐ฐ๐ข๐Ÿ๐ž๐ซ๐ฒ, kuwaas oo qayb ka ah dadaalka jaamacaddu ugu jirto horumarinta adeegyada caafimaadka iyo tayeynta xirfadlayaasha bulshada.

Tani waxay ka tarjumaysaa goโ€™aanka jaamacadda ee ah in ay door muuqda ka qaadato soo saarista xirfadlayaal caafimaad oo tayo sare leh oo wax ka tari kara baahiyaha dalka iyo gobolka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may also like these