Ogeysiis Muhiim Ah – Deeq Waxbarasho

Jaamacadda Al-Imra International University waxay ku faraxsan tahay in ay ku dhawaaqdo in waqtiga codsiyada deeqaha waxbarasho lagu daray malmo kooban.

Fursaddan waxaad kaga faa’iidaysan kartaa deeq waxbarasho oo buuxda ama haaf ah, loogu talagalay kuliyadaha sawirka hoose ku xusan:

πŸ“… Waqtiga kama dambaysta ah: [15/11/2025]

πŸ“ la xariir xafiiska Admissions jamacadda

0617061918-613395441

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may also like these